Breaking News

Odayaasha gobolka Gardafuu oo hay’ado ka tirsan QM ku eedeeyey in ay warbixino beenabuur ah ka fidiyeen gobolka (Daawo)


Odayaasha gobolka Gardafu ee Puntland ayaa ku eedeeyey hay’ado katirsan QM inay warbixino beenabuur ah ka faafiyeen gobolka Gardafuu, islamar ahaantaana ay ka reebeen deegaamada Puntland ee loo diray kooxaha qiimaynta kusoo samaynaya abaarta jirta.

Haddaba odayaashan oo warbaahinta Daljir la hadlay ayaa dowladda Puntland ugu baaqay inay cabashadooda wax ka qabato.

Xigasho raadiyo daljir



No comments