Type something and hit enter

ads here
By On
advertise here

Maxkamada Darajada Koowaad ee dagmada Garowe ayaa saaka go’aan ka soo saartay kiiskii dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan, Gudoomiya maxkamadda Shiikh Cabdinuur ayaa ku dhawaqay in maxkamaddu dil toogasho ah ku xukuntay 3-da Eedaysane ee kala ah Cabdifataax Cabdirahman Warsame, Cabdisalaan Cabdirahman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige 

Maxkamadu waxa ay sidoo kale amartay in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadooda loo siiyo 7-da eedaysane ee kale, iyadoo tilmaantay in maxkamadda horteeda la keeni waayey wax cadaymo ah oo raggaas ku saabsan.

Click to comment